Dalab Online Shopping App

Shopping

Free · Designed for iPad. Not verified for macOS.

Buy and Sell literally anything in Somali using Dalab Online app. Dalab Online waa goob suuq ah oo aad ka iibsan karto, kuna iibin karto wax kasta hab online ah. Adoo ka helaaya nuucyada kala duwan ee taleefannada, dharka iyo kabaha, elektiroonigga, alaabaha guryaha iyo qaar kale oo badan. Ka xuloDalab Online: 1. Helitaanka boqollaal kun oo Alaabo ah, oo ay ku jiraan qiimo dhimisyo waa weyn iyo qiimaha ugu jaban ee suuqa . 2. Fursad aad ku iibsan karto wax kasta oo aad u baahan tahay - laga bilaabo alaabta lagu ciyaaro ilaa qalabkii ugu dambeeyay ee elegtarooniga. 3. Ka hel macluumaad faahfaahsan iyo sawirrada Alaab kasta, Xitaa Codso macluumaad dheeraad ah haddii aad u baahato. 4. Ku dukaamayso hab online ah adoon ka welwelin amniga macluumaadka shakhsiyeed iyo midka maaliyadeed. Key Features: 1. Aqri Ififaalooyinka macaamiisha kale ee iibsaday alaabta aad rabtid inaad iibsato taas waxey kuu fududeyneysaa go,aanka iibshadaada. 2. Teeeerida Dhamaan Adeeg yada Lacag bixineed ee dalka sida Waafi, premier wallet, Zaad iyo kuwa badan. 3. Hel Qiima dhimistii ugu waynayd ee kumanaan alaab ah oo tayo wanaagsan iyo qiimaheedu jaban yahay. 4. La soco dalab kaaga halka uu maraayo laga bilaabo xiliga aad dalbatay ilaa xiliga uu gacantaada soo galaayo. Waa maxay Farqiga u dhexeeya Dalab Online iyo goobaha kale ee wax iibsiga ee internetka? 1) Badeecadaha Dalab Online waa kuwo la awoodi karo. qarashka keenistana uu aad u jaban yahay. 2) Dalab Online waxay bixisaa keenis degdeg oo aad ku heleyso alaabtaada hal maalin gudaheeda. 3) Dalab Online waxay leeedahay hufnaan dheeraad ah oo ku saabsan sharaxaada iyo macluumaadka alaabta. For contact: Email: support@dalabonline.com phone number: +252 61 2597175 Social Media Accounts :- www.facebook.com/dalabonline1 www.instagram.com/dalabonline www.youtube.com/dalabonline www.twitter.com/dalabonline

  • This app hasn’t received enough ratings or reviews to display an overview.

The developer, Abduwahab Hashi, indicated that the app’s privacy practices may include handling of data as described below. For more information, see the developer’s privacy policy .

  • Data Not Collected

    The developer does not collect any data from this app.

    Privacy practices may vary, for example, based on the features you use or your age. Learn More

    The developer has not yet indicated which accessibility features this app supports. Learn More

    Seller
    • Abduwahab Hashi
    Size
    • 80.4 MB
    Category
    • Shopping
    Compatibility
    Requires iOS 12.1 or later.
    • iPhone
      Requires iOS 12.1 or later.
    • iPad
      Requires iPadOS 12.1 or later.
    • iPod touch
      Requires iOS 12.1 or later.
    • Mac
      Requires macOS 11.0 or later and a Mac with Apple M1 chip or later.
    • Apple Vision
      Requires visionOS 1.0 or later.
    Languages
    • English
    Age Rating
    4+
    Copyright
    • © dalabonline 2020