BAJAAJLE

Every ride, made easy!

Only for iPhone

Free · Designed for iPhone. Not verified for macOS.

iPhone

Soo dajiso app-ka Bajaajle oo ku isticmaal goob kasta oo Muqdisho ka tirsan. Naftaada ku aamin kaliya Bajaaj iyo mooto tixraac leh, adiguna dooro qiimaha aad rabto. Soo dajiso Bajaajle app. Bajaajle waa app laga dalbado Bajaaj iyo Mooto-feykoon ta ee Muqdisho kaasoo kugu xiraya darawallo la hubiyay oo kuu dhow — daqiiqado gudahood, si sahlan oo ammaan ah. Naftaada ku aamin kaliya mooto iyo darawal tixraac leh. AMMAANKAGA AYAA MUDNAANTA LEH • Darawal tixraac leh: Darawal kasta waxaa laga diiwaan galiyey xogtiisa gaarka oo buuxda iyo qof damiin ka ah, waxaad arki karta magaca, sawirka iyo taarikada mootada ka hor inta aadan raacin. • Hakula socdo qof aad ku kalsoon tahay marwalba: Qof aad ku kalsoon tahay la wadaag link-ga safarkaaga, si uu kuu la socdo meesha aad marayso iyo halka aad u socoto si live ah inta safarku socdo. • Badhanka degdegga (SOS): Haddii aad qatar la kulanto, hal taabasho oo badhanka gaduudan ah ayaad caawimo dagdag ah ku codsan kartaa. QIIMO CAD OO LA ISKU RAACSAN YAHAY • Ogow qiimaha ka hor dalabka: Wax qarsoon ama lama-filaan ah ma jiraan. • Qiimo caddaalad ah oo labada dhinac isku raacaan: Adiga iyo darawalku waxaad ku heshiineysaan qiime macquul ah inta aadan dalblan safarka, safar kastana waa mid daah-furan. • Ku bixi lacagta sida kuu habboon: EVC Plus ama Cash middii aad doonto ayaad ku bixineysaa. HUFNAAN IYO TAYO AAD KU KALSOONAAN KARTO • Darawalka kuugu dhaw: Darawlka kuugu dhaw kaliya ayaa ku aqblaya • Safaro degdeg ah: Dalbo kadibna Map-ka si live ah ugala soco halka uu darawalka soo marayo. • Qiimee safar kasta: Tayada iyo ammaankaaga ayaan mudnaanta siinaa. DARAWALLADA: La shaqee Bajaajle oo dakhli ku samee rabitaankaaga. Diiwaangeli mootadaada, noqo online, oo aqbal dalabyada kuugu dhaw adigoo xor ah oo cidna aadan u shaqeyn, adiguna lacagtaada ka qaado macaamilka. Bajaajle — Mooto iyo darawal la hubiyay iyo safar aad ku xasili karto, Muqdisho oo dhan.

  • This app hasn’t received enough ratings or reviews to display an overview.

New in this version: • Driver Wallet — check your balance and top up via EVC Plus • More reliable ride requests • Bug fixes and performance improvements Thank you for using Bajaajle!

The developer, Jamal Omar, indicated that the app’s privacy practices may include handling of data as described below. For more information, see the developer’s privacy policy .

  • Data Linked to You

    The following data may be collected and linked to your identity:

    • Location
    • Contact Info
    • User Content
    • Identifiers
    • Diagnostics

Privacy practices may vary, for example, based on the features you use or your age. Learn More

The developer has not yet indicated which accessibility features this app supports. Learn More

Seller
  • Jamal Omar
Size
  • 44.9 MB
Category
  • Travel
Compatibility
Requires iOS 15.0 or later.
  • iPhone
    Requires iOS 15.0 or later.
  • iPod touch
    Requires iOS 15.0 or later.
  • Mac
    Requires macOS 12.0 or later and a Mac with Apple M1 chip or later.
  • Apple Vision
    Requires visionOS 1.0 or later.
Location
  • This app may use your location even when it isn’t open, which can decrease device battery life.
Languages
  • English
Age Rating
4+
Copyright
  • © Bajaajle TS