Daariz
教育
僅適用於 iPhone
免費
iPhone
Daariz waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.
Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama huraan u yahay waxbarashada, shaqada, xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad iyo adeegsiga baraha bulshada oo ah waaga cusub ee wada-xidhiidhka iyo xog-helidda wakhtigan casriga ah.
Haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad aqoon kooban u leedahay afka Soomaaliga oo aad rabto in aad kordhisato, barnaamijka Daariz waa habka ugu habboon ee aad si dhakhso ah ugu baran karto Af-Soomaaliga.
Haddaba si aad u bilawdo geeddiga aad akhriska ku baranayso ama aad cid kale ku barayso, la soo deg barnaamijka Daariz. Waxa aad ka heli doontaa boqollaal cashar iyo laylisyo. Waxa intaa kuu dheer, sheekooyin kala geddisan oo aad dhammaantood heli karto adiga oo aan wax khad (Internet) ah u baahan. Taasi waxa ay kuu suuragelinaysaa in aad goob kasta iyo goorkasta wax ku baran karto.
Waxbarashadu waa in ay noqotaa mid uu ardaygu xiiseeyo. Sidaasi darteed, mar kasta oo aad cutub ama cashar dhammeyso, waxa aad ku guuleysan doontaa neefaf geel ah (oo daruuraha kuugu xareysan!). Waxa aad kula tartami kartaa saaxiibbadaa adiga oo tirsanaya inta halaad ee aad ku guuleystay muddadii aad Daariz wax ka baranaysay.
Waxa aannu Daariz kusoo kordhin doonnaa barnaamijyo qofka akhriska bartaa ka heli doono waxbarashada dugsiyada oo lasoo koobay oo loogu talo galay dadkii aan fursad u helin in ay iskuul galaan. Barnaamijyadan oo bilaash ahi waxay suura gelinayaan in qofkii dedaal la yimaaddaa uu imtixaan u fadhiisto oo qaato shahaadadaha waxbarashada.
評分與評論
- 此App未收到足夠的評分或評論以顯示概況。
Waxa aanu ku soo darnay sheekooyin tiradoodu kor u dhaafayaan soddon oo ku jira heerka labaad. Sidoo kale, waxa aanu hagaajinnay cillado farsamo. Waa ku kaa!
開發者Sahamiye Foundation表明App的私隱慣例或包括下列資料的處理。詳情請參閲 開發者的私隱政策 。
不會與你連結的資料
開發者可能會收集以下資料,但不會連結你的個人身份:
- 位置
- 聯絡資料
- 診斷
輔助使用
開發者尚未表示此 App 支援哪些輔助使用功能。 進一步了解
資料
- 供應商
- Sahamiye Foundation
- 大小
- 86.7 MB
- 類別
- 教育
- 相容性
須使用 iOS 12.0 或以上版本。
- iPhone
須使用 iOS 12.0 或以上版本。 - iPod touch
須使用 iOS 12.0 或以上版本。 - Apple Vision
須使用 visionOS 1.0 或以上版本。
- iPhone
- 語言
- Somali、英文
- 年齡分級
4+
- 4+
- 版權
- © 2022 Sahamiye Foundation
