NAJASHI

Business

Only for iPhone

Free · Designed for iPhone

iPhone

Ka dalbo alaab weliba sido kale dhibca aruurso aad ku gadan karto alaab kale Najashi ayaa ku fududeyneysa hab fudud oo aad ku adeegan karto adigo goob weliba jooga . Najashi waa suuq ganacsi oo caalami ah kaasoo la aasaasay 2018, sidoo kalena loogu talagalay in oo horumar balaaran ka sameeyo suuq geynta badeecoyinka kala duwan. Ahmiyada loo aas-aasay suuqaan ayaa ah in wax laga bedelo hanaanka qadiimiga ah ee bulshadeenu wax u gadato, kaasoo ah mid aan saameyn badan leheyn. Najashi ayaa fursad u siinaya ganacsiyada yar yar iyo kuwa waaweyn iney ku iibiyaan badeecoyinkooda, isagoo u damaanad qaadaaya in oo u sameyn doono suuq geyn balaaran sidoo kalana oo macmiilka wax iibsaday guriigsa ugu geyn doono shayga oo ka iibsaday ganacsiyada isticaama adeegaan. Najaashi ayaa ka kooban 2 qeybood oo kala ah :- 1- Baqaarle (online store) : waxaad ka heli doontaa dhamaan ganacsiyada gaarka loo leeyahay ee ka jira gudaha dalka kuwaas oo aad ka iibsan doonto alaabta aad u bahan tahay adiga oo gurigaaga jooga. qiimuhu waa mid ku raali geliya sheyguna wakii aad rabtay. 2 - Geyn (Delivery): waxaa laguu keeni doona dhamaan alaabta aad ka iibsatay adeega Najashi iyado lagaaga soo qaadi doono ganacsigii aad ka iibsatay iyadoo laguugu keeni doono hoygaaga. Najashi Ma aha kaliya suuq geeye ee waa isku xiraha iyo fududeeyaha baahida bulshada.

  • This app hasn’t received enough ratings or reviews to display an overview.

The developer, TABAARAK ICT SOLUTIONS, has not provided details about its privacy practices and handling of data to Apple. For more information, see the developer’s privacy policy .

  • No Details Provided

    The developer will be required to provide privacy details when they submit their next app update.

    The developer has not yet indicated which accessibility features this app supports. Learn More

    • Seller
      • Tabaarak ICT Solutions
    • Size
      • 10.8 MB
    • Category
      • Business
    • Compatibility
      Requires iOS 12.0 or later.
      • iPhone
        Requires iOS 12.0 or later.
      • iPod touch
        Requires iOS 12.0 or later.
      • Mac
        Requires macOS 11.0 or later and a Mac with Apple M1 chip or later.
      • Apple Vision
        Requires visionOS 1.0 or later.
    • Languages
      • English
    • Age Rating
      16+
    • Copyright
      • © Copyright najashi.so Limited. All rights reserved