erey.ga

raadi ereyada af-Soomaaliga

Free · Designed for iPad. Not verified for macOS.

erey.ga waa barnaamij iyo adeeg koobaya ururka ereyada abwaannada afka Soomaaliga... Kusoo dhawow adeeggaan oo aad ka heli kartid isagoo shaqaynaya halkan erey.ga; wuxuuna mashruucani hoos yimaadaa maktabadda | Af-Soomaaliga oo aan fileyno inaad si wacan uga faa'ideysan doontid. Daalacasho iyo aqoon-kororsi barakaysan, mudanayaal. Wixii talo, tabo iyo taakulayn ku saabsan adeeggaan kusoo hagaaji cinwaankeenna maktabadda@gmail.com Abwaannada aan hayno ee la dhammaystiray, laakiin tifaftir joogto ah ku socdo: Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976] Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012] Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022] Qaamuuska Ereybixinta - Xarunta Horumarinta Manaahijta Fisikis (Soomaali-Ingiriis) [1987] Xisaab (Soomaali-Ingiriis) [1987] Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) [1984] Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) [1987] Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) [1987] Gundhigga Astaamaha - Ina Ashkir [2015] Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013] Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976] Magacyada Dhirta Ceel-Dheere iyo Buula-Burte - D. Herloker, B. Kujar [1985] Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Ingiriis) - Axmed M. I. Barkhadle [1990] Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999] Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006] Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993] Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995] Magacyada Nafleyda Soomaaliyeed (Laatin-Talyaani-Ingiriis) - Funayooli, Simoneeta [1985] Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979] Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha - Guddiga Af Soomaaliga [1972] Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985] *Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007] Ereyo Talyaani-Soomaali - Maxamuud Garyare, Cabdikariim Daa'uud Weyre Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998] Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993] SOO MAAL Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013] Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975] Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

  • This app hasn’t received enough ratings or reviews to display an overview.

The developer, Abdul Warsame, indicated that the app’s privacy practices may include handling of data as described below. For more information, see the developer’s privacy policy .

  • Data Not Collected

    The developer does not collect any data from this app.

    Privacy practices may vary, for example, based on the features you use or your age. Learn More

    The developer has not yet indicated which accessibility features this app supports. Learn More

    Seller
    Abdul Warsame
    Size
    66.7 MB
    Category
    Reference
    Compatibility
    Requires iOS 17.6 or later.
    • iPhone
      Requires iOS 17.6 or later.
    • iPad
      Requires iPadOS 17.6 or later.
    • Mac
      Requires macOS 14.6 or later and a Mac with Apple M1 chip or later.
    • Apple Vision
      Requires visionOS 1.3 or later.
    Languages
    Somali
    Age Rating
    4+
    Copyright
    © 2023 maktabadda Af-Soomaaliga